Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 49:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, waxaa iman doona wakhti aan ka dhigi doono in la maqlo qaylo dagaaleed oo ka gees ah magaalada Rabbaah ee reer Cammoon, oo waxay noqon doontaa taallo burbur ah, oo gabdhaheedana dab baa lagu wada gubi doonaa, oo markaasay dadka Israa'iil dhaxli doonaan kuwii iyaga dhaxli jiray, ayaa Rabbigu leeyahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 49

arki Yeremyaah 49:2 macnaha guud