Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 49:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kaaga qararka dhagaxyadooda deggan oo kurta dhaladeeda sare haystow, belaayonimadaada iyo kibirka qalbigaaga ayaa ku khiyaanay, waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, In kastoo aad buulkaaga meel sare ka samaysatid sida kan gorgorka oo kale, anigu halkaas hoos baan kaaga soo dejin doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 49

arki Yeremyaah 49:16 macnaha guud