Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 48:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, waxaad isku hallaysay shuqulladaada iyo khasnadahaaga, oo sidaas daraaddeed adigana waa lagu qabsan doonaa, oo Kemooshna maxaabiis ahaan buu u bixi doonaa, isaga iyo wadaaddadiisa, iyo amiirradiisaba.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 48

arki Yeremyaah 48:7 macnaha guud