Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 46:28 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Addoonkayga reer Yacquubow, innaba ha cabsan, waayo, waan kula jiraa, oo quruumihii aan ku kala kexeeyey oo dhanna waan wada baabbi'in doonaa, laakiinse adiga ku wada baabbi'in maayo, caddaalad baanse kugu edbin doonaa, oo sinaba ciqaabidla'aan kuugu dayn maayo.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 46

arki Yeremyaah 46:28 macnaha guud