Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 46:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wuxuu ka hadlay Masar, iyo Fircoon Nekoo oo ahaa boqorkii Masar ciidankiisii, kaasoo joogay Karkemiish Webi Yufraad agtiisa, oo uu Nebukadresar oo ahaa boqorkii Baabuloon wax ku dhuftay sannaddii afraad ee Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah oo boqorkii dalka Yahuudah ahaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 46

arki Yeremyaah 46:2 macnaha guud