Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 46:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, taasu waa maalintii Sayidka ah Rabbiga ciidammada, waana maalin aarsasho, oo uu cadaawayaashiisa ka aarsan doono. Seeftuna way wada baabbi'in doontaa, wayna ka dhergi doontaa, oo dhiiggooday ku sakhraami doontaa, waayo, Sayidka ah Rabbiga ciidammadu wuxuu qurbaan ku samaynayaa dalka woqooyi Webi Yufraad agtiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 46

arki Yeremyaah 46:10 macnaha guud