Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 45:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kanu waa eraygii uu Nebi Yeremyaah kula hadlay Baaruug ina Neeriiyaah markuu erayadan kitaab kaga qoray afkii Yeremyaah, taasoo ahayd sannaddii afraad ee Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah uu dalka Yahuudah boqorka ka ahaa, oo wuxuu ku yidhi, Baaruugow,

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 45

arki Yeremyaah 45:1 macnaha guud