Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 44:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Rabbiga ah Ilaaha ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Bal maxaad sharkan weyn naftiinna ugu samaysaan, oo aad dalka Yahuudah uga sii baabbi'isaan rag, iyo naago, iyo carruur, iyo caanonuug, si aan ciduna idiinka hadhin?

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 44

arki Yeremyaah 44:7 macnaha guud