Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 44:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba dadka Yahuudah oo dalka Masar degganow, bal erayga Rabbiga maqla. Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal eega, magacayga weyn waan ku dhaartay inuusan qof dadka Yahuudah ahu mar dambe magacayga ku soo magacaabi doonin dalka Masar oo dhan, isagoo leh, Sayidka Rabbiga ahu waa nool yahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 44

arki Yeremyaah 44:26 macnaha guud