Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 44:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kanu waa eraygii Yeremyaah u yimid oo ku saabsanaa Yuhuuddii dalka Masar degganayd, kuwaasoo degganaa Migdol, iyo Taxfanxees, iyo Nof, iyo dalka Fatroos, oo wuxuu ku yidhi,

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 44

arki Yeremyaah 44:1 macnaha guud