Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 43:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaad iyaga ku tidhaadaa, Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Bal ogaada, waxaan soo kaxayn doonaa addoonkayga Nebukadresar oo ah boqorka Baabuloon, oo carshigiisaan ka dul qotomin doonaa dhagaxantan aan qariyey, oo isna wuxuu ku dul fidin doonaa taambuuggiisa boqornimo.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 43

arki Yeremyaah 43:10 macnaha guud