Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 42:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxay Nebi Yeremyaah ku yidhaahdeen, Waannu ku baryaynaaye, baryootankayagu ha ahaado mid hortaada lagu aqbalo, oo waxaad noo baridaa Rabbiga Ilaahaaga ah, annagoo ah kuwan hadhay oo dhan, waayo, kuwayagan yar ayaa ka hadhay dadkii badnaa, sida aad adiguba indhahaaga noogu aragtid.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 42

arki Yeremyaah 42:2 macnaha guud