Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 41:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse waxaa dhexdoodii laga helay toban nin oo Ismaaciil ku tidhi, Ha na dilin, waayo, annagu waxaannu leennahay kayd sarreen iyo shaciir iyo saliid iyo malab ah oo duurka ku dhex qarsoon, sidaas daraaddeed iyagii wuu iska dhaafay oo walaalahood lama uu layn.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 41

arki Yeremyaah 41:8 macnaha guud