Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 41:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yooxaanaan ina Qaaree'ax iyo saraakiishii ciidammada ee isaga la jirtay oo dhammu waxay soo kexeeyeen dadkii hadhay ee uu dhammaan ka soo caymiyey Ismaaciil ina Netanyaah markuu Misfaah ku dilay Gedalyaah ina Ahiiqaam dabadeed, oo kuwaasu waxay ahaayeen raggii dagaalka, iyo naagihii, iyo carruurtii, iyo bohommadii ee uu ka soo celiyey Gibecoon.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 41

arki Yeremyaah 41:16 macnaha guud