Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 41:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ismaaciil wuxuu maxaabiis ahaan u kaxaystay dadka hadhay oo dhan, xataa gabdhihii boqorka iyo dadkii Misfaah ku hadhay oo dhan, kuwaasoo Nebuusaradaan oo ahaa sirkaalkii waardiyayaashu uu u dhiibay Gedalyaah ina Ahiiqaam. Ismaaciil ina Netanyaah maxaabiis ahaan ayuu u kaxaystay, oo wuxuu u ambabbaxay inuu reer Cammoon u gudbo.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 41

arki Yeremyaah 41:10 macnaha guud