Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 41:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba bishii toddobaad waxaa yimid Ismaaciil ina Netanyaah oo ahaa ina Eliishaamaac, oo ka mid ahaa farcankii boqornimada iyo weliba saraakiishii boqorka, isagoo toban nin wata, oo waxay Gedalyaah ina Ahiiqaam ugu yimaadeen Misfaah, oo halkaasay kibis ku wada cuneen.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 41

arki Yeremyaah 41:1 macnaha guud