Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 4:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii lagu dhoco bal maxaad samayn doontaa? In kastoo aad dhar guduudan xidhatid, iyo in kastoo aad dahab isku sharraxdid, iyo in kastoo aad indhakuul iska badisidba, waxtarla'aan baad isu qurxinaysaa, waayo, kuwii ku caashaqi jiray way ku wada quudhsadaan, oo waxay doonayaan inay nafta kaa qaadaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 4

arki Yeremyaah 4:30 macnaha guud