Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 4:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, dadkaygu waa nacasyo, oo aniga ima ay yaqaaniin. Iyagu waa carruur caqlidaran, oo innaba waxgarasho ma leh. Inay xumaan sameeyaan way u caqli badan yihiin, laakiinse inay samaan sameeyaan innaba aqoon uma leh.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 4

arki Yeremyaah 4:22 macnaha guud