Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 38:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed ayaa Cebedmeleg raggii kaxaystay, oo gurigii boqorka galay, oo wuxuu tegey meel khasnadda ka hoosaysay, oo halkaasuu ka qaaday calallo haylamo ah iyo dhar duugoobay, oo intuu xadhko ku xidhay ayuu Yeremyaah godkii ugu dejiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 38

arki Yeremyaah 38:11 macnaha guud