Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 37:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Boqorka dalka Yahuudah oo ii soo kiin diray inuu wax i weyddiisto waxaad ku tidhaahdaan, Bal eeg, ciidanka Fircoon oo u soo baxay inuu ku caawiyo, waxay ku noqon doonaan dalkoodii Masar.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 37

arki Yeremyaah 37:7 macnaha guud