Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 37:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas Boqor Sidqiyaah wuxuu ku amray in Yeremyaah barxaddii waardiyayaasha lagu daayo, oo waxaa dharaar kasta jidka kibisdubayaasha laga siin jiray xabbad kibis ah, ilamaa kibistii magaaladu ay wada dhammaatay. Oo sidaasuu Yeremyaah barxaddii waardiyayaasha ugu sii hadhay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 37

arki Yeremyaah 37:21 macnaha guud