Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 37:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

ayaa waxaa isagii u soo cid diray Boqor Sidqiyaah, oo soo bixiyey. Markaasaa boqorkii si qarsoodi ah gurigiisa gudihiisa wax ugu weyddiiyey, oo wuxuu ku yidhi, Eray Rabbiga ka yimid miyuu jiraa? Kolkaasaa Yeremyaah ku yidhi, Waa jiraa. Oo wuxuu kaloo yidhi, Adigu waxaa laguu gelin doonaa gacanta boqorka Baabuloon.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 37

arki Yeremyaah 37:17 macnaha guud