Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 36:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

sidaas daraaddeed adigu tag, oo waxaad maalinta soonka dadka dhegihiisa ku akhridaa erayadii Rabbiga ee aad afkayga kitaabkii duudduubnaa kaga qortay, oo waxaad ku akhridaa guriga Rabbiga dhexdiisa, oo weliba waxaad kaloo dhegaha uga akhridaa dadka Yahuudah ee magaalooyinkooda ka yimid oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 36

arki Yeremyaah 36:6 macnaha guud