Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 36:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas Yeremyaah wuxuu soo qaaday kitaab kale oo duudduuban, oo wuxuu u dhiibay karraanigii ahaa Baaruug ina Neeriiyaah, oo isna wuxuu afka Yeremyaah ka qoray erayadii ku yiil kitaabkii Yehooyaaqiim oo boqorka dalka Yahuudah ahu uu dabka ku gubay oo dhan, oo weliba waxaa iyagii lagu sii daray erayo kale oo badan oo iyagii la mid ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 36

arki Yeremyaah 36:32 macnaha guud