Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 36:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo boqorka dalka Yahuudah oo Yehooyaaqiim ahna waxaad ku tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaad gubtay kitaabkii duudduubnaa, adigoo leh, Maxaad gudihiisa waxyaalahan ugu qortay, oo aad u tidhi, Sida xaqiiqada ah boqorka Baabuloon wuu iman doonaa oo dalkanna wuu baabbi'in doonaa, halkanna dad iyo duunyoba wuu ka gooyn doonaa?

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 36

arki Yeremyaah 36:29 macnaha guud