Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 36:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed amiirradii oo dhammu waxay Baaruug u soo direen Yehuudii ina Netanyaah oo ahaa ina Shelemyaah ina Kuushii, oo waxay ku yidhaahdeen, Kitaabkii duudduubnaa oo aad dadka dhegihiisa ku akhriday soo qaad oo noo kaalay. Markaasaa Baaruug ina Neeriiyaah gacanta ku soo qaaday kitaabkii duudduubnaa, oo iyagii u yimid.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 36

arki Yeremyaah 36:14 macnaha guud