Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 35:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

sidaas daraaddeed Rabbiga ah Ilaaha ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Bal ogaada, dadka Yahuudah iyo kuwa Yeruusaalem deggan oo dhanba waxaan ku soo dejin doonaa masiibadii aan iyaga kaga hadlay oo dhan, maxaa yeelay, waan la hadlay, laakiinse ima dhegaysan, waanan u yeedhay, laakiinse iima ay jawaabin.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 35

arki Yeremyaah 35:17 macnaha guud