Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 34:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

markii boqorkii Baabuloon ciidankiisii uu la dirirayay Yeruusaalem, iyo magaalooyinkii dalka Yahuudah oo hadhay oo dhan, iyo xataa Laakiish iyo Caseeqaah, waayo, magaalooyinkaas deyrka lahaa ayaa ka hadhay magaalooyinkii dalka Yahuudah oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 34

arki Yeremyaah 34:7 macnaha guud