Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 34:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

nabad baadse ku dhiman doontaa, oo wax baa laguu shidi doonaa sidii wax loogu shidi jiray awowayaashaa oo ahaa boqorradii kaa sii horreeyey, wayna kuu barooran doonaan, iyagoo leh, Hoogaye, sayidkaygiiyow, waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Eraygaas anigaa ku hadlay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 34

arki Yeremyaah 34:5 macnaha guud