Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 34:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, anigu waan amri doonaa oo waxaan ka yeeli doonaa inay magaaladan ku soo noqdaan, wayna la diriri doonaan, oo qabsan doonaan, oo dab bay ku gubi doonaan, oo waxaan magaalooyinka dalka Yahuudah ka dhigi doonaa cidla' aan ciduna degganayn.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 34

arki Yeremyaah 34:22 macnaha guud