Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 34:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse intaad iga noqoteen ayaad magacaygii nijaasayseen, oo ninkiin kastaaba wuxuu soo ceshaday addoonkiisii iyo addoontiisii uu ikhtiyaarkooda ku xoreeyey, oo waxaad ku soo celiseen gumaysi inay addoommo idiin sii ahaadaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 34

arki Yeremyaah 34:16 macnaha guud