Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 33:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Meeshan aad tidhaahdaan, Waa cidla aan dad iyo duunyo toona lahayn, taasoo ah magaalooyinka dalka Yahuudah iyo jidadka Yeruusaalem, oo ah baabba' cidla ah, oo aan lagu arag dad, iyo wax deggan, iyo duunyo toona, waxaa mar kale laga dhex maqli doonaa

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 33

arki Yeremyaah 33:10 macnaha guud