Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 33:1-2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

1. Oo haddana Eraygii Rabbiga ayaa Yeremyaah mar labaad u yimid intuu weli barxaddii xabsiga ku xidhnaa, oo wuxuu ku yidhi,

2. Rabbiga waxyaalahaas sameeya, oo u yeela inuu sii adkeeyo aawadeed, magiciisu waa Rabbiga, oo wuxuu leeyahay,

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 33