Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 32:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, dadka Israa'iil iyo dadka Yahuudahba waxay tan iyo yaraantoodii hortayda ku sameeyeen shar keliya, waayo, Rabbigu wuxuu leeyahay, Reer binu Israa'iil waxaa keliya oo ay sameeyeen inay shuqulka gacmahooda igaga cadhaysiiyaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 32

arki Yeremyaah 32:30 macnaha guud