Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 31:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal ogaada, waxaan iyaga ka soo kaxayn doonaa dalka woqooyi, waanan ka soo ururin doonaa dhulka darafyadiisa, oo waxaan iyaga la soo keeni doonaa indhoolaha iyo curyaanka, iyo naagtii uur leh, iyo tii ilmo la foolanaysa. Iyagoo guuto weyn ah ayay halkan ku soo noqon doonaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 31

arki Yeremyaah 31:8 macnaha guud