Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 31:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo aan ahayn axdigii aan awowayaashood la dhigtay oo kale, maalintii aan iyaga gacanta qabtay inaan ka kaxeeyo dalka Masar. Iyagu axdigaygaas way jebiyeen in kastoo aan iyaga sayid u ahaa, ayaa Rabbigu leeyahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 31

arki Yeremyaah 31:32 macnaha guud