Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 31:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Efrayim ma wiilkayga aan aad u jeclahay baa? Oo ma wiil aan ku farxo baa? Waayo, mar alla markii aan wax isaga ka gees ah ku hadlo, aad baan isaga u xusuustaa, oo aawadiis ayaa uurku ii gubtay. Hubaal waan u naxariisan doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 31

arki Yeremyaah 31:20 macnaha guud