Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 31:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sida xaqiiqada ah waxaan maqlay Efrayim oo ku barooranaya, Adigu waad i edbisay, oo waxaa la ii edbiyey sidii dibi layli ah oo aan harqoodka u baran. I soo celi, oo aniguna waan soo noqon doonaa, waayo, Rabbiga Ilaahayga ah ayaad tahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 31

arki Yeremyaah 31:18 macnaha guud