Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 30:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, maxaabiistii teendhooyinka dadka Yacquub waan soo celin doonaa, oo meelihiisa lagu hoydona waan u naxariisan doonaa, oo magaaladana waxaa laga dul dhisi doonaa taallada burburkeeda, oo daarta boqorkuna siday ahaan jirtay ayay u ahaan doontaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 30

arki Yeremyaah 30:18 macnaha guud