Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 3:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waxaa keliya ood aqoonsataa xumaantaada, inaad Rabbiga Ilaahaaga ah ku xadgudubtay, iyo inaad geed kasta oo doog ah hoostiisa jidadkaaga ugu kala firdhisay shisheeyayaasha, iyo inaadan codkaygii addeecin, ayaa Rabbigu leeyahay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 3

arki Yeremyaah 3:13 macnaha guud