Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 29:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiga ciidammada oo ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, kuwii maxaabiis ahaanta loo kaxaystay oo dhan, oo aan ka yeelay in Yeruusaalem laga kaxaysto oo Baabuloon lala tago, waxaan idinku leeyahay,

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 29

arki Yeremyaah 29:4 macnaha guud