Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 29:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Waad i heli doontaan, oo maxaabiisahaantiinnana waan idinka celin doonaa, oo waxaan idinka soo wada ururin doonaa quruumaha oo dhan iyo meelihii aan idin kexeeyey oo dhan ayaa Rabbigu leeyahay, oo waxaan idinku soo celin doonaa meeshii aan ka dhigay in maxaabiis ahaan laydinkaga kaxaysto.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 29

arki Yeremyaah 29:14 macnaha guud