Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 28:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Xananyaah dadkii oo dhan hortiisa ku hadlay oo wuxuu yidhi, Rabbigu wuxuu leeyahay, Sidaas oo kale intaanay laba sannadood dhammaan ayaan quruumaha oo dhan uga jebin doonaa harqoodka Nebukadnesar oo ah boqorka Baabuloon. Kolkaasaa Nebi Yeremyaah iska tegey.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 28

arki Yeremyaah 28:11 macnaha guud