Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 27:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse iyagu hadday nebiyo yihiin, iyo haddii eraygii Rabbigu uu iyaga la jiro, haatan Rabbiga ciidammada ha ka baryeen in weelasha ku hadhay guriga Rabbiga, iyo guriga boqorka dalka Yahuudah, iyo Yeruusaalem gudaheeduba ayan Baabuloon tegin.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 27

arki Yeremyaah 27:18 macnaha guud