Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 27:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba wadaaddada iyo dadkan oo dhanba, waan la hadlay oo waxaan ku idhi, Rabbigu wuxuu leeyahay, Innaba ha maqlina erayadii nebiyadiinna wax idiin sii sheega, oo idinku yidhaahda, Bal ogaada, weelashii guriga Rabbiga mar dhow baa Baabuloon laga soo celin doonaa, waayo, iyagu been bay idiin sii sheegaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 27

arki Yeremyaah 27:16 macnaha guud