Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 26:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo markii Yeremyaah uu wada dhammeeyey hadalkii uu Rabbigu ku amray inuu dadka oo dhan kula hadlo ayaa wadaaddadii, iyo nebiyadii, iyo dadkii oo dhammu isagii qabteen, oo waxay ku yidhaahdeen, Hubaal waa inaad dhimataa!

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 26

arki Yeremyaah 26:8 macnaha guud