Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 26:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbigu wuxuu leeyahay, Waxaad istaagtaa guriga Rabbiga barxaddiisa, oo dadka magaalooyinka dalka Yahuudah oo u yimid inay Rabbiga gurigiisa ku caabudaan oo dhan la hadal, oo erayada aan kugu amro inaad kula hadashid erayna ha ka reebin.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 26

arki Yeremyaah 26:2 macnaha guud