Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 25:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu igu leeyahay, Cadhadan koobkeeda khamriga gacantayda ka qaad, oo waxaad wada cabsiisaa quruumaha aan kuu dirayo oo dhan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 25

arki Yeremyaah 25:15 macnaha guud