Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 25:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kanu waa eraygii Yeremyaah u yimid oo ku saabsanaa dadka Yahuudah oo dhan, waxayna ahayd Yehooyaaqiim ina Yoosiyaah oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah sannaddiisii afraad, taasoo ahayd sannaddii kowaad oo Nebukadresar oo ahaa boqorkii Baabuloon.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 25

arki Yeremyaah 25:1 macnaha guud