Axdiga Hore

Axdiga Cusub

Yeremyaah 24:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markii Nebukadresar oo ahaa boqorkii Baabuloon uu maxaabiis ahaan u kaxaystay Yekonyaah ina Yehooyaaqiim oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah, iyo amiirradii dadka Yahuudah, iyo saanacyadii, iyo birtumayaashiiba oo uu ka kaxaystay Yeruusaalem oo Baabuloon geeyey dabadeed Rabbigu wax buu i tusay, oo waxaan arkay laba dambiilood oo berde ah oo macbudka Rabbiga hor yaal.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 24

arki Yeremyaah 24:1 macnaha guud